Minneapolis, Minnesota - Sadex nin oo Hilib Xalaal lagu dilay

Friday, 08 January 2010 20:52

Sadex nin oo Soomaali ah ayaa waxaa lagu diley magaalada Minneapolis ee ku taala gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka goor habeenimo ah!  Nimankaas oo ka shaqeynayey meel dukaan ah mar ay ahayd goor fiid nimo ah. Nimankaas dilka geystay waxaa loo malaynayaa inay yihiin Soomaali.  See the video...

Comments (0)

Read more: Minneapolis, Minnesota - Sadex nin oo Hilib Xalaal lagu dilay

   

Somali govt accuses Yemeni rebels of arming Shabaab

Saturday, 02 January 2010 14:46

Members of the hardline al Shabaab Islamist rebel group parade through the streets of Somalia's capital Mogadishu, January 1, 2010. REUTERS/Feisal Omar
 MOGADISHU (Reuters) - Yemeni rebels have sent arms in the last few days to support Somalia's Islamist al Shabaab insurgents, the Somali defense minister said on Saturday.

 

Al Shabaab, which is fighting to impose strict Islamic rule on Somalia, has said it is ready to send reinforcements to Yemen should the U.S. carry out strikes on Islamist militants there.

Comments (0)

Read more: Somali govt accuses Yemeni rebels of arming Shabaab

   

Beeninta dowladda Ethiopia

Friday, 01 January 2010 21:21

Ilmo Ethiopian ah
(BBC Focus On Africa) Addis Ababa, Ethiopia - Dowladda Ethiopia ayaa beenisay wararka sheegaya in malaayiin qof oo reer Ethiopia ah ay ay u baahan yihiin gargaar cunto oo deg deg ah. Wasiirka ka hortagga masiibooyinka Mikitu Kassa ayaa BBC u sheegay in dowladdiisu ay caawineyso dadka ay abaaruhu ku dhufteen.

Wasiirka ayaa hadalkan jeediyay kadib markii ay soo baxday qeylo dhaan cusub oo la xiriirta cunto yaraanta ka sii dareysa ee waddanka Ethiopia, halkaasi oo Lix milyan oo qof ay ku tiirsan yihiin gargaar deg deg ah.

Comments (0)

Read more: Beeninta dowladda Ethiopia

   

Danish police shoot man trying to enter cartoonist's home

Friday, 01 January 2010 21:12

(AFP) COPENHAGEN — Danish police shot and wounded an ax-wielding man linked to radical Somali Islamists who tried to break into the home a cartoonist whose depictions of Islam's prophet Mohammed infuriated Muslims.
Comments (0)

Read more: Danish police shoot man trying to enter cartoonist's home

   

Page 1 of 16